Nagu saabsan

Cloudzii waa shirkad qaabilsan dhisida iyo hormarinta noocyada kala duwan ee websiteda-yada, Sidoo kale waxee qabtaa SEO,SMM.

Qorshe xalinkara baahidaada

Waxaan dajinaa qorshe dhameestiran oo aan kula shaqeeno macmiilkeena si loo helo adeeg dhameestrin oo kuqanciya.

Website-kaagii balse aadan wali dalban
aragtideena dhaw

shaqo wanaag iyo aragti fog

inkashaqeeno soona kordhino hormar technolojiyadeed oo fog.

Ujeedkeena fog

Hal abuur iyo howl karnimo.

Waxaan dhiira galinaa soo kordhinta iyo hormar kagaarista arimaha teknolojiyada anagoo la sheqeena dadka sida gaarka ah uxiiseeya ariha technolojiyada.

Astaamaheena

Qorshe xalinkara dhamaana baahiyahaaga

Muhiimad siinta macmiilka

waxaan muhiimada siinaa ina aan wada shaqeen buuxdo lasameeno macmiisha sii aan si buuxdo ugu xalino baahiyahooda si dhameestiran.

Caawinaad buuxda

Waxaan macaamiisha sinaa cawiinaad buuxdo waqti walba eey wax u baahdaaan si aan daah laheen.

Wax qabad dagdag ah

Waxaa macaamiisheena u bala qaadeena in hoolahooda sida ugu dhaqsiyaha badan loogu qabanayo ayado jirin wax dib udhac ah.

Xiriir toos ah

Waxaa si toos ah xiriir lasameena macmiisha si aan huhunino hufnaanta hoosha aan uqabanay unaxalina baahiyahooda dheeraadka ah.

dib u eegis bilaash ah

Waxaan macamiisha ubalaqaaadeena laba mar oo dib u eegis bilaah ah si aan wax aga badalno ama wax ugu darno webite yadooda.

Talooyin Gaar ah

Waxaaa bixiina talooyin gaar ah oo aan siino macamiisheena si ay sifudud ugu gaaran hadafkooda oo buuxa.

Ujeeddkeena

Hadaf Dhab ah

waxaa hubin doona in aad gaartid hadafkaaga kuna gaartid muda gaaaban anagoo kaashandoona qorshahaaga gaarka ah iyo qibradeena.

Hormarin an joogsi laheen

Waxaan sii wadi doona in aan kula shaqeeno hadii aad ubaato barnaamij kale oo hor leh.

Nidaamka aan raacno

Qorsheen

Waxaan marka hore dajinaaqorshaloo rabo in loo dhiso websiteka anagoo wada shaqeen buuxda lasameeneno qofka dalabka leh.​

Xog Aruurin

Waxaa ka caawindoona in aan kula aruurino kulana diyaarino xog aad dooneesid in aade kusoo bandhigto website kaaga.

Naqshadeen

Waxaaa marka hore dajin doona qaabka loo dhisaayo website kaa inta aana dhisin kahor, waxaa na kuu dhiseena adigoo ku qanacsam

Hormarin

Dhisida waa qeebta ugu muhiimsan ahna qeebta aan kuugu dhiseeno website kaaga oo dhameestiran adigoo ku qanacsa qeebihii hore.

Faa iidooyinka waxqabadkeena

Wax Kabadalid Dagdag ah

Waxaan wax kabal dag dag ah kuugu sameendona howlaha aan huray kuugu qanada sida hufan aagoo tixraaci doona qibradeena iyo tilmaahamaha gaar ka ah ee add nasiin doontidsi aan kuugu sameeno adeeg aad ku qanacdid ee ay sii raac santahay caawinaa buuxda.

Wada Shaqeen Dhaw

Waxaan kula yeelan doona wada sheen dhaw si aan u hibino in aad ku qanacday adeega aan kuu qabanay anagoo kaala xirridoona xoga aad nala socosiisid waxaa na kulasooxirii doona waqtiga aad codsatid si aan uhelwaqti hufa oon aan aga doodno dhameesirka hoolaha haray.

Caawinaad Buuxda

Waxaan bixinaa cawiinaad buuxda oo ann ku siindoono si aad ugu qanacdid dalabkaa waxaad na naheli kartaa waqti walba oo aad ubaahatid caawinad buuxda anagoo qadardoona waqtigaa iyodagdagsiimada aad ku rabtid in wax laguugu qabto.

Su aalaha nala weediyo

Nala soo xirii si aad u hesho xog dhameestira

Waxa ay ku xirantahay inta aad rabtid in uu la ekaado barnaamijkaada hadii uu weenyahay waxay nagu qaada naysa ilaa iyo bil hadiise uu yahay kuwa dhaxe ama yaryahay waa laba usbuuc kayar.

Waxaad naga soo xiriiri halkan ama whatsappkan waxaa kugu soo jawaabi doona sida ugu dhaqsiyaha badan.

Haa waxaa sameena dhamaan nooc yada kala duwan ee website yada

Haa waana lahelikaraa dhamaan waqtiyadashaqada

Taas waxa ay ku xirantahay nooca website- ka ah ee aad adiga doonisid in laguu sameeyo sidoo kale waxee ku xirantahay in ta oo la eg yahay waxa website ka koob naan doono iyo baahiyaaahaga kale ee aad leedahay sida in aadan heesan wax yaabaha website ka looga baahan yahay taas oo ann diyaar unahay inaa kaa haqabtirno.

Waxa ay naga dhaheen macamiisheena

const {Format, BarcodeScan} = WTN.Barcode; BarcodeScan({ formats: Format.QR_CODE, // optional onBarcodeSearch: (value) => { console.log(value); }, });