Nala soo xiriir

Fadlan si faah faahsan uga hadal codsigaa albashada ama caawinaada ah

Su aalaha nala weediyo

Nala soo xirii si aad u hesho xog dhameestiran

Waxa ay ku xirantahay inta aad rabtid in uu la ekaado barnaamijkaada hadii uu weenyahay waxay nagu qaada naysa ilaa iyo bil hadiise uu yahay kuwa dhaxe ama yaryahay waa laba usbuuc kayar.

Waxaad naga soo xiriiri halkan ama whatsappkan waxaa kugu soo jawaabi doona sida ugu dhaqsiyaha badan.

Haa waxaa sameena dhamaan nooc yada kala duwan ee website yada

Haa waana lahelikaraa dhamaan waqtiyadashaqada

Taas waxa ay ku xirantahay nooca website- ka ah ee aad adiga doonisid in laguu sameeyo sidoo kale waxee ku xirantahay in ta oo la eg yahay waxa website ka koob naan doono iyo baahiyaaahaga kale ee aad leedahay sida in aadan heesan wax yaabaha website ka looga baahan yahay taas oo ann diyaar unahay inaa kaa haqabtirno.