Kusoo Dhawaaw Cloudzii
waxaa idinka caawin doonaa Dhisida iyo hormarinta noocyada kala duwan ee website yada.
Waxaan Dhisnaa Nocyada Kala duwan ee Website yada Waxaana ku dhisnaa Luqadaha English-ka iyo Soomaaliaga anago isticmaaleena Technology-yada WordPress-ka.
Sida aan ushaqeeno
waxaan dhisnaa oo aan hormarinaa noocyada kala duwan ee websiteyada Gaar ahaan kwa ganacsiga waxbarasha iyo kuwa sida gaarka loo leeyahay.
qorshayn
Waxaan marka hore dajinaa qorshaha la rabo in loo dhiso websiteka anagoo wada shaqeen buuxda lasameeneno qofka dalabki leh.
qaabeen
Waxaan dajinaaa qaabka loo doonayo in loo hormariyo websitekaaga anagaa kaala shaqeendoona kugu caawin doona qaababki ugudambeye.
naqshadeen
Waxaaa marka hore dajin doona qaabka loo dhisaayo website kaa inta aana dhisin kahor, waxaana kuu dhiseena adigoo ku qanacsam
Dhisid
Dhisida waa qeebta ugu muhiimsan ahna qeebta aan kuugu dhiseeno website kaaga oo dhameestiran adigoo ku qanacsa qeebihii hore.
Nidaamka aan raacno
Qorsheen
Waxaan marka hore dajinaaqorshaloo rabo in loo dhiso websiteka anagoo wada shaqeen buuxda lasameeneno qofka dalabka leh.
Xog Aruurin
Waxaa ka caawindoona in aan kula aruurino kulana diyaarino xog aad dooneesid in aade kusoo bandhigto website kaaga.
Naqshadeen
Waxaaa marka hore dajin doona qaabka loo dhisaayo website kaa inta aana dhisin kahor, waxaa na kuu dhiseena adigoo ku qanacsam
Hormarin
Dhisida waa qeebta ugu muhiimsan ahna qeebta aan kuugu dhiseeno website kaaga oo dhameestiran adigoo ku qanacsa qeebihii hore.
hay'ad
Kani waa website loogu talo galay noocyada kala duwan ee shirkad iyo kuwadoo yaryarba.
Shaqsi
Kani wa website logu talagay in qofka oo kusoo banghigo xirfadadiisa iyo wax qabadkiisa shaqsiyadeed.
School
Kani waa website loogu talo galay goobaha waxbarashada gaar ahaan iskuulada iyo jaamacadaha.
Faa iidooyinka waxqabadkeena
Wax Kabadalid Dagdag ah
Waxaan wax kabal dag dag ah kuugu sameendona howlaha aan huray kuugu qanada sida hufan aagoo tixraaci doona qibradeena iyo tilmaahamaha gaar ka ah ee add nasiin doontidsi aan kuugu sameeno adeeg aad ku qanacdid ee ay sii raac santahay caawinaa buuxda.
Wada Shaqeen Dhaw
Waxaan kula yeelan doona wada sheen dhaw si aan u hibino in aad ku qanacday adeega aan kuu qabanay anagoo kaala xirridoona xoga aad nala socosiisid waxaa na kulasooxirii doona waqtiga aad codsatid si aan uhelwaqti hufa oon aan aga doodno dhameesirka hoolaha haray.
Caawinaad Buuxda
Waxaan bixinaa cawiinaad buuxda oo ann ku siindoono si aad ugu qanacdid dalabkaa waxaad na naheli kartaa waqti walba oo aad ubaahatid caawinad buuxda anagoo qadardoona waqtigaa iyodagdagsiimada aad ku rabtid in wax laguugu qabto.